Nin madi ahaa ayaa guursan waayay markasaa maalintii danbe ayaa inamo ay ilmo adeer yihiin ayaa idhi indr anagaa kuu dhisaynee maxaad ka gabtaa wuu diiday mid kamida ragiibaa budh gaatay oo laba daran dooriya isku raaciyay markaa laga yara gabtay ku wii kale ayaa ka gabtay markaasuu yidhi ninkii ay ilmo adeer ka ahyeen ha iga gabanina kan waan uga takhalusayaa maydkisaa inoo dhamee markaasuu ninkii guurka diidaa yidhi waan ogolahay ee halay guuriyo markuu todobo cisho ama todobaad ka soo wareegatay xiligii uu guursaday ayaa uu soo laabtay isagoo ooyay ragii markasaa yeedhaaden waar ayaa indr ku dillay halkii wax kale lagasugayay ayuunbuu yidhi( ilmaadeerayaallow maxaad hore iigu garaaci waydeen) markaa ragow hasugina ee iska guursada waa tallo
maxaad ka dhan dhansateen sheekadan?
wariye:abdidiino
No comments:
Post a Comment