Ciyaaaryahan C Ronaldo ayaa daah furay bandhiga Goolasha qeybtii hore ee ciyaarta waxaana uu ahaa Free Kick aad uqurux badnaa.
Waxaase farxadii real dib udhigay Ciyaaryahan Falcao oo gool madax ahaa daba mariyay goolhaye ikar Casillas.
Laakiin markii qeybtii danbe dib la isugu soo laabtay ayaa C. Ronaldo uu meel dheer ka toogtay gool, halka goolkii labaad uu dhaliyay isla C. Ronaldo waxaana uu ahaa Rigoore ama gool kulaad, waxaana Goolka Afaraad dhaliyay Xidiga badalka kusoo galay ee Callejon waxaan ay ciyaarta kusoo dhamaatay 1-4 ay guusha ku raacday Real.
Natiijooyinka kulamada kale ayaa kala ah Granada 2 – 2 Athletic Bilbao
Sporting Gijon 3 – 2 Levante
Valencia 4 – 1 Rayo Vallecano
Sporting Gijon 3 – 2 Levante
Valencia 4 – 1 Rayo Vallecano
No comments:
Post a Comment