Pages home

Wednesday, 4 April 2012

Hees cusub oo u gaar ah ciidamada garanka jamhuuriyada somaliland oo uu soosaray fanaanka caanka ah Nuur Daalcay oo uu midhiheeda iyo laxankeedaba iska leeyahay isla fanaanku oo ugu wangalay ama ugu magac daray GAADH hayaha dalkow ka dhagayso halka.


Fanaanka oo looga bartay heesaha wadaniga ee oo uu sameeyo labadiisa garab ee Somaliland iyo Jabuuti ayaa markan hees qaaliya oo hanbalyo iyo dhiirigalina u sameeyay ciidamada garanka somaliland waxaana ay hees u dhacaysaa sida tan ee dhagaysi wacan.

No comments: