Pages home

Tuesday, 3 April 2012

Rajo.com

Rajo.com waa mareeg cusub oo ku soo beeri doonta mareega ka jira caalamka ama khaasahaan umada somaliyeed.mareegtani waxay ku soo bixi doontaa sadex af oo kala Arabic, somali,iyo English oo aad ka heli doonta casharo ku saabsan waxaana iyaduna aan ka magaanan doonin dhinacii kale bushada wax kastaba  ahatee. waxaanu bulshada somaliland ama somalia u horseedi doontaa rajo iyo idiilo wacan waaxana ay soo gudbin doontaa warar xagiigada taabanaya oo dhex dhexaad ah dadkuna ay ku diiranan doonan hadaba waxaan idinku soo dhawaynaya markowaad iyo marlabaadba mareegtan cusub ee Rajo.com

1 comment:

Abdikarim said...

waanu soo dhwaynaynaaa