Caado Dhaqameed mamnuuceysa in Hablaha aan Wali Laguursan aaney Qaadan Karin Telefonka Gacanta Lagu Qaato.
Arintan ayaa loo sameeyey iyadoo laga hortagaayo guurka dhexmara lamaanaha qabiil kaliya kasoo wadajeeda kasoo uu ka mamnuucaya caadada iyo Dhaqan ey wadaagaan dadka waqooyiga Hindiya.
Waxaana dhacda in caado ahaan guurka ay go`aamiyaan qoysaska ay kasoo jeedaan labada qof ee lamaanaha ah.
Hadii ay dhacdo labada qof mid ka midi uu sameeyo guur aan la ogeyn uu yahey meel ka dhac lagu sameyey caadada iyo dhaqanka noocan oo kalaa waxaa lagu fuliyaa ciqaab ey u yaqaanaan dil sharafeed oo looga jeedo inaanuu sii noolaan karin sumcad xumo uu u horseedye qoyska iyo qabiilka uu kasoo jeedo.
Xaalada qaar waxaa dhacda in gudiyaasha tuulayaasha iney amraan ciqaabtan inkastoo mararka qaar ey soo dhexgalaan boolisku si ey u joojiyaan.
Gudida tuulada Lask waxey ku baaqeen in raga iyo haweenka dhalinyarada ey si hoose u fuliyaan heshiis dhexmara sida dhacdey bishii hore 34 lamaanaa ayaa ka baxsadey dagmadan Lask oo katirsan waqooyiga Hidiya sidaana waxaa Sheegey mid ka mida wargeysayada ka soo baxa wadankaa.
Mamnuucida adeegsiga Tilifonka gacanta ee haweenka aan wali guursan ayaa ka mida dadaalka qorshaha lagu fuliyo hirgalinta qorshaha caadada guurka Qabiilkan isla markaana saameyn kule 3 milyanoo qof oo kunool dagmadan Lask ee Hidiya.
Waxaa arimahan xiisaha leh kamida in aan loo ogoleyn in Haweenkaas habayaraatee iney adeegsadaan ama se ey Isticmalaan labada dhinacba waa loo diidanyey hasa yeeshee waxaa dhinaca Raga loogu fasaxey in waalid kood dabagalo.
No comments:
Post a Comment