Ronaldo ayaa amaanay sida ay kooxdiisu u dheeshay wuxuna yiri
” Waan ku faraxsanahay natiijada, ma ahan in aan anigu si wanaagsan u ciyaaray, balse kooxda dhan ayey si heer sare ahu ciyaartay.
sidoo kale Ronaldo ayaa ka dhawaajiyay in kooxda ay wajihi doonaan semifinal Bayern Munich ay tahay koox adag oo awooda inay badiyaan
” Bayern waa koox aad u adag oo awooda inay ku guuleystaan koobkan
No comments:
Post a Comment