Pages home

Monday, 16 April 2012

Arjen Robben: waad arki doontiin Bayern in ay tahay koox weyn

Arjen Robben ayaa sheegay in la arki doono  Bayern Munich oo soo bandhigta ciyaar aad u weyn
kulanka weyn ee dhex mari doona labada kooxood
, isagoo ka jawaabay suaal la weydiiyay oo aheyd
bal in isbedel ay muujin doonaan ka duwan ciyaarti xumeyd ee ay soo ban dhigeen isla markaana ay la ciyaareen kooxda  Manz iyo in ay isla sidii u ciyaari doonaan,, Robben oo ka jawaabaya suaashaas ayaa yiri
Maya. kulankaas wuxuu ahaa kulan adag, waxaana ogeen in Dortdmund ay badisay
weyna adkeed inaan isticmaalno koox adag oo aan kula dheelno Manz duruufta jirtay owgeed
lakin maalinta talaadada waxaad arki doontiin Bayern Munich inay tahay koox weyn
wax kasto oo aan awooodnana waan sameyn doonaa, si aan uga badino Real Madrid
Robben oo ka hadlayay kooxda Real Madrid ayaa sheegay in ay yihiin koox weyn, wuxuna yiri
wax cabsi ah  ma qabaan Real, waxeyna leeyihiin awood aad u weyn,
balse waxaa kasii muhiimsan in ay heystaan tababaraha  ugu fiican aduunka
wuxuuna yaqaaanaa sida loo ciyaaro ciyaarahan oo kale

No comments: