Taageerayaasha kubbada cagta ayaa goob joog u noqon doona kulan aad u weyn una qiima badan
maadaama ay kulmi doonaan laba naadi oo kubbada cagta yurub taariikh weyn kuleh,

isla markaana ah laba kooxood oo taariikh ba’ani ka dhaxeyso marka ay timaado tartanka Uefa Champions League.
kooxda gurigeeda jooogta ee Bayern Munich ayaa marti gelin doonta kooxda weyn ee magaca ugu weyn wadata koobkan ee Real Madrid
Bayern ayaa heysata 4 koob oo Champion ah, halka Real ay baadi goob ugu jirto koobkeedii 10 aad, taas oo ah rikoor aan lala wadaagin.
kulankan xiisaha iyo xamaasada leh ayaa ka dhici doona gegida ciyaaraha Munich ee lagu magacaano Alianz Arena (garoonka Bayern Munich).
Bayern: ayaa ku mashquulsan sidii ay ku bad baadin laheyd xili ciyaareedkeeda sanadkan, maadaama ay ka niyad jabeen qaadista horyaalka.
horyaalka Bundesliga ayaa Bayern waxaa looga hayaa 8 dhibcood, waxaana ku heysa kooxda ay xafiil tamaan ee Brusio Durtdmond.
waxaana aad usii dhiira gelin doona naadiga Bavaria ee Bayern, maadaama garoonkooda Alianz Arena lagu qaban doono Final ka sanadkan.
Bayern ayaa ku guul dareysatay koobkan sanadkii 2009ka, waxaana ka qaaday kooxda Inter Milan oo markaas uu macalin u ahaa Mourinho.
Bayern ayaa ku mashquulsan sidi ay uga aar gudan lahaayeen Jose Mourinho, ayagoo isku dayi doona iney ka reebaan kooxdiisa Real Madrid.

Real Madrid: ayaa baadi good ugu jirta sidi ay kusoo xera gelin lahaayeen koobkii 10aad ee Champions League.
Real ayaan qaadin koobkan mudo 10 sano laga joogo, waxaana ugu danbeysay 2002 dii
marki ay ka qaadeen koox ayaduna jarmal ah oo lagu magacaabo Bayer Leverkusen.
Real Madrid ayaa ku jirta marxad adag oo ah meesha ugu muhiimsan ee sanadkan, marka lagasoo tago labadan kulan ee ay la ciyaari doonaan Bayern Munich, waxey sidoo kale sabtiga inagu soo aadan u safri doonaan Barcelona ayagoo ciyaari doona ciyaarta lawada filayo ee El Clasico.
ciyaartaas oo noqon doonta mida go’aamisa natiijada horyaalka wadanka Spain, kaas oo u muuqda sanadkaan sidii Marathon kii orodka.
taageerayaasha Real Madrid ayaa macalin Mourinho waxey ka dalbadeen in uu usoo xera geliyo koobkii 10 aad ee Champions League..
Mourinho ayaaa lagu yaqaanaa guulihiisa, isagoo sidoo kale Final kii 2009 ka uga badiyay kooxda Bayern garoonka Real Madrid ee Bernabeu.

Kulanka labadan kooxood ayaa dad qaar waxey ku sifeeyaan in uu yahay El Clasikada yurub
maadaama labadan kooxood ay heystaan koobab badan iyo taariikh aad u balaaran,
Real iyo Bayern ayeysan aheyn markii isugu horeysay ee ay wada kulmaan Champion ka,
horey waxey u kulmeen 1 mar oo ay ku kulmeen Group yada, iyo 8 mar oo ay ku kulmeen marxaladahan is reeb reebka ah oo kale.
4 mar waxaa badisay kooxda Bayern, Halka 4 kalena ay badisay kooxda Real.

Hadii aan usoo noqono 11 ka nin ee laga yaabo in koox kastaba ay garoonka kusoo gasho ama Line up ka uu Macalin walbaa ku aamini doono.
waxaa macquul ah in is bedel yar oo dhanka taaktikada ah dhaco, maadaama inta badan kubbada cagta la isku qiyaano,
macalin kastaana uu lasoo shir tago wax dadka ka yaabiya..
waa kanaa Line up ugu macquulsan ee loo badinayo in ay koox kastaaba garoonka kusoo geli doonto..

No comments:
Post a Comment