Pages home

Monday 23 April 2012

Daawo Video: Shan Urur Siyaasadeed Oo Ka Mid Ah Ururaddii Xukuumaddu Reebtay Oo Beesha Caalamka U Qoray Waraaq Ay Kaga Dalbanayaan Inaan La Taageerin Dimuqraadiyadda Somaliland Kana Waramay Cadaalad Darradii Ku Dhacday


Hargeysa (Rajonews)– Shan urur siyaasadeed oo ka mid ah sagaalkii urur siyaasadeed ee Xukuumadda iyo ururkeedii Diiwangelintu ay reebeen, ayaa maanta shir jaraa’id oo ay si wada jir ah ugu qabteen xarunta Urur siyaasadeedka UDHIS ee caasimadda Hargeysa ayaa qoraal wada jir ah u diray
dalalka maal geliya doorashooyinka iyo dimuqraadiyadda, haddaba shirka jaraa’id oo HCTV diyaariyey waa kan ee Daawasho Wacan:
Rajonews.com

No comments: