Pages home

Friday 20 April 2012

War Deg Deg Ah: Gudida Diiwaangalinta Oo Ku Dhawaaqday Natiijada Kala Reebista Ururada Siyaasada, Magacyada Ururada Soo Baxay iyo Kuwa Dhacay

War Deg Deg Ah: Gudida Diiwaangalinta Oo Ku Dhawaaqday Natiijada Kala Reebista Ururada Siyaasada, Magacyada Ururada Soo Baxay iyo Kuwa Dhacay.

Hargeisa ( Rajonews) April 20, 2012- Gudida Diiwaangalinta iyo Ansixinta Ururada Siyaasiga ah ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqay natiijada kama danbaysta ah ee kala reebista ururada siyaasiga ah: Waxay gudidu ku dhawaaqday 6 urur oo ay sheegtay inay ku soo baxeen kala reebista oo u tartami doona doorashada golaha 

deegaanka ee soo socota:


Ururada1. ururka WADAANI
2. Ururka UMADDA
3. Ururka Rays
5. Ururka Nasiye
6. Ururka Xaqsoor
 Ku Hadhay tartanka
1.       Nuur
2.       Damal
3.       Horyaal
4.       NDB
5.       Badbaado
6.       UDHIS
7.       GURMAD
8.       JAMHUURIGA
9.       SSCD

Wixii war ah ee kasoo kordha fadlan halkan kala socda

No comments: