Hargeisa (RAJONESW)-Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa maanta gacanta ku dhigay Gaadhi siday Shixnad Khamri ah, Tirada Dadkii baabuurkaas watay oo lagu sheegay saddex nin ayaa isku dayay in ay Ciidamada ka fakadaan kuwaasi oo markii danbe Gacanta lagu soo dhigay.
Hargeisa (RAJONEWS)-Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa maanta gacanta ku dhigay Gaadhi siday Shixnad Khamri ah, Tirada Dadkii baabuurkaas watay oo lagu sheegay saddex nin ayaa isku dayay in ay Ciidamada ka fakadaan kuwaasi oo markii danbe Gacanta lagu soo dhigay.
Gaadhiga Khamriga siday oo noociisu ahaa Mark2 ayaa sidday Khamri lagu qiyaasay 20 Shirikaan, kaasi oo xalay ka soo gudbay xuduudada Somaliland leedahay dalka ETHIOPIA, gaar ahaan jiida Wajaalle, iyada oo ciidamada ammaanku la socdeen dhaqdhaqaaqyadooda illaa intii ay dalka soo galeen.
Ciidamo kala duwan oo ka hawlgalay qabashada gaadhiga Khamriga waday, ayaa la maqlayay iyaga oo rasaas kor u ridayay, intii uu hawlgalku socday , waxaana ay markii dambe gaadgiga ku qabteeen xaafada Goljano,iyada oo hadda baabuurta Mukhaadaraadka siday lagu hayo saldhiga ee ciidamada booliska

No comments:
Post a Comment