Pages home

Tuesday 24 April 2012

Hees Cusub Oo La Magac Baxday Dulmiye Oo Halbeegnews Ku Soo Bandhigayso Marxaladda Cakiran Ee Dalku Gallay Daawo Oo Dhegayso


Hargeysa (Halbeegnews)– Shabakadda Caalamiga ah ee Halbeegnews ayaa idin soo gudbinaysa hees cusub oo la magac baxday Dulmiye, taasi oo ka turjumaysa dhacdooyinka adhax jabka iyo waji gabaxa ku ah qaranimadii iyo jiritaankii, wada noolaanshahii iyo midnimadii Somaliland ee Xukuumaddii Kulmiye
(Dulmiye) ay sannadkii iyo sagaalkii bilood ee ay dalka ka talinaysay ku kacaysay.
Heesta midhaheeda waxaa ka mid ah:
Dulmi Doonow
Dulmi Diidan Aragne
Dulmi Diidow
Dulmi Doon Ha Isku Noqon
Daawasho Wacan nala dhegaysta


No comments: