Pages home

Thursday, 12 April 2012

Layaabka Dunida: maanta oo kale waa maalinta dagaalka Bar-kimooyinka oo si Weyn looga xusay dhamaan Caasimadaha Dunidda “Sawirro Badan”


12.April.2012:-  Maanta waxaa ka qarxay qaar ka mid ah caasimadaha Aduunka dagaal aad u qaraar waxaana la isku Adeeg-sanayay bar-kimooyinka lagu jiifto, dagaalkan ayaa maanta waxaa lagu xusayay oo lagu dabaal Dagayay maalinta dagaalka bar-kimooyinka oo ah kuwa heer caalami ah { Annual International Pillow Fight Day}
Free-for-all: Pillow fighters swing wildly in Trafalgar Square, LondonDabaal-dagaan ayaa mar kaliya ka bilowday qaarada Yurub, illaa Eshiya, iyo
Dalalka Mareykanka iyo Canada Waxaana markii dambe uu soo wareegay Bariga Dhexe oo si aad la isugu garaacay bar-kimooyinka si ay u Muujiyaan xuska iyo dabaaldaga maalinta dagaalka Bar-kimooyinka
Wadooyinka caasimaddaha qaar ee Aduunka ayaa waxaa soo buux dhaafiyay dad-weyne aad u fara badan Isla-markaana isugu soo baxay in ay xusaan oo ay ka qeyb-qaataan maalinta dagaalka Bar-kimooyinka oo Ku beegan maanta oo kale
Chaos: Trafalgar Square becomes a bedding battleground as part of International Pillow Fight DayCiidamadda booliska ee ku sugnaa magaalooyinka ay ka dhacayeen dabaal-daga ayaa mar damcay in ay Kala eryaan ama kala raac-deeyaan balse waa ay ku guul-dareysteen inay kala ceyriyaan, hayeeshee Waxaa ku guuleysat in ay kala eryaan dadka isugu soo baxay dabaal-dagaan manta lagu xusayay maalinta Dagaalka Bar-kimooyinka booliska magaalada Shanghai ee Dalka Shiinaha
Cushion combat: One fighter rises from the masses as thousands of people take part in Washington Square Park, NYCHasa-ahaatee maalintan loo sameeyay maalinta dagaalka Bar-kimooyinka waxaa aas-aasay ha’adda Xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch waxaana ay ugu gol-lahaayeen in ay ku muujiyaan dagaaladdii Naxariista darrnaa ee ka socday aduunka oo loo yiqiinay dagaaladkii 1-waad iyo-dagaalkii 2-baadba, Iyagoona si gaar ah ugu sii gol leh dagaaladda maanta ka holcaya wadamada qaar
Art of war: Two women duel in front of the National Gallery at Trafalgar Square, LondonHayeeshee arinta ugu qosolka badan ayaa ah in dagaalka bar-kimooyinka sharciyadda u yaal ayaa ah in la Isticmaalo bar-kimooyin fud-fudud in la isku garaaco oo la isku dhufto walibana si fufud oo aan qofka si Xoogan loogu dhufan barkinta waxaase meesha joogay baabuurta loo yaqaan ambalaasyadda si ay isbitaal Ugu qaadaan ciddii wax ku noqota dabaal-dagaan barkimaha ah
Battle of Trafalgar: The pillows are a blur as fighters and photographers descend on the London landmarkSidoo kale ka qeyb-galkan dagaalka bar-kimooyinka waa mid lacag la’aan ah una furan da’kasta oo bini-Aadam ahkana soo qeyb-gali karaan dhammaan bulshadda caalamka
Boy warrior: The fights are open to combatants of all ages, with this youngster punching above his weight in New York
Art of war: Two women duel in front of the National Gallery at Trafalgar Square, LondonBattle of Trafalgar: The pillows are a blur as fighters and photographers descend on the London landmark
Boy warrior: The fights are open to combatants of all ages, with this youngster punching above his weight in New York
Whiteout: Fighters seem to be in high spirits as feathers fill the air like snow in Budapest
Playfight: Budapest becomes a feathery snowstorm as duck down warriors do battle
Mobbed: The Brandenburg Gate in Berlin makes for a dramatic backdrop to the German capital's event
Germany at war: People walk through the debris in front of Berlin's Brandenburg Gate after fighting dies down
Aftermath: Municipal workers clean up feathers after a massive pillow fight at the Brandenburg Gate, Berlin
Snow angel: A woman plays with her dog amid feathers that are strewn across a lawn at the Brandenburg Gate

Dutch destruction: Pillows explode left and right in Amsterdam, Netherlands 
People take part in a pillow fight flashmob at the Brandenburg Gate that was organized over Facebook in Berlin
Taiwanese toss pillows into the air after smacking each other with pillows on international Pillow Fight Day in Taipei
  Party pooped: Participants hit each other in the People's Square in Shanghai, China. Local police quickly called a halt to the event, it was reported

Watching over: Nelson's Column rises out of the chaos in London's Trafalgar Square
Battleground: The ground is left covered in pillow feathers in Washington Square Park, New York City 

1 comment:

Abdikarim said...

WAA LAYAAAB walee maalinta barki mooyinka aduunka